Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Midowga Afrika oo sheegay in Kenya ay muhiim u tahay xasiloonida gobolka

Midowga Afrika oo sheegay in Kenya ay muhiim u tahay xasiloonida gobolka

Kooxda kormeerka ku sameynaysa geeddisocodka doorashada guud ee dalka ee matalaysa Midowga Afrika ayaa sheegtay in Kenya ay aad muhiim ugu tahay xasiloonida gobolka.
Kooxdan ayaa siyaasiyiinta ugu baaqday inay ilaaliyaan xeerarka doorashooyinka .
Waxaa guddiga kormeeraya doorashada Kenya ee matalaya Midowga Afrika iyo COMESA hor kacaya madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone, Ernest Bai Koroma.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments