DHEGEYSO:Shaqaalaha caafimaadka dadweynaha oo bannaanbax ka dhigay Nairobi, kuna baaqay fulinta heshiiskii la gaaray

0
49

Shaqaalaha caafimaadka dadweynaha ayaa bannaanbax ka dhigaya magaalada Nairobi, iyagoo dowladda ku cadaadinaya inay fuliso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay la gaartay, isla markaana ay saxiixdo qorshaha shaqaalaha loogu celinayo shaqada.