Guddoomiye kuxigeenka Maxkamada sare ee Puntland Axmed Sh Cumar Xasan, ayaa talo sharci kasoo saaray go’aankii ISimada SSC Khaatumo ee ku aadanaa ka bixitaankooda Puntland.
Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in go’aanka Isimadu uu baalmarsanaa habraaca heshiisyada iyo ka bixistooda.
Home Wararka Soomaaliya Maxkamada Sare ee Puntland oo burisay go’aankii Isimada Dhaqanka SSC Khaatuma




