Warbaahinta taageerta Xuutiyiinta ayaa sheegtay in ciidamada Mareykanka ay duqeeyeen xarun lagu hayo muhaajiriin Afrikaan ah oo ku taal waqooyiga Sacda, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 30,
50 kalena ay ku dhaawacmeen.
Dhanka kale Dhakhaatiirta caafimaadka ee Gaza ayaa sheegay in ciidamada Israel ay dileen 17 falastiiniyiin ah weeraro ay waaberigii hore maanta oo isniin ah ku qaadeen qeybo ka mid ah Qaza.