Maraykanka oo wacad ku maray inuu sii wadaya kooxaha dowladda Iiraan lagu eedeyo inay taageerto

0
221

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay qaadaysa tallaabooyin dheeraad oo ka dhan ah kooxaha dowladda Iiraan lagu eedeyo in ay taageerto ee weerarrada ku bartilmaameedsanaya maraakiibta isticmaala Badda Cas.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo Xuutiyiintu ay wacad ku mareen in aynan weerarrada joojin doonin ilaa iyo inta Israa’iil ay ka soo afjaraysa duqeymaha ay ka wado Qaza.