Koox gacansaar la leh Al-Qaacidda oo loo yaqaano Jama’a Nusrat ul-Islam wa al-Muslimin (JNIM) ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar 11-kii bishan ka dhacay dalka Burkina Faso.
Falkaasi ayaa lagu dilay in ka badan 100 ka mid ah ciidamada qalabka sida ee dowladda Burkina Faso.
Weerarka ayaa laga gaystay aagga Mansila oo u dhowr xadka Burkina Faso iyo Niger.




