Iiraan oo sheegtay in hadda uunan wada hadal kala dhexeyn Maraykanka

0
78

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Iiraan Esmaeil Baghaei ayaa sheegay in hadda uunan jirin wax wada hadal ah oo ka dhexeeya xukuumadaha Tehraan iyo Washington.
Wuxuu intaasi ku daray in ay dowladda Cummaan kala hadlayaan marin cusub oo laga furaya Hormuz.
Tani ayaa imaanaysa ka dib markii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu sheegay in aad loogu dhow yahay heshiis lala galo Iiraan.