INTERPOL oo warbixin ka soo saartay falal dambiyeedyada

0
107

Hay’adda booliiska caalamiga ee INTERPOL ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in isticmaalka garaadka macmalka ee AI-da lala xiriiriyey gaysashada in ka badan kala bar falal dambiyeedyada intarneetka ee ka dhacay qaaradda Afrika.
Dembiyada sameyntooda loo kaashaday AI-da ayay hay’addan ku sheegtay boqolkiiba 55.
Dembiyadan ayaa laba jibbaarmay tan iyo sanadkii 2024-tii.