DHEGEYSO:Xafiiska ku-xigeenka guddoomiyaha amniga ee Haragal ismaamulka Wajeer oo xarigga laga jaray

0
134

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan Baarlamaaneedka Tarbaj ee ismaamulka Wajeer Hussein Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xafiiska ku-xigeenka guddoomiyaha amniga ee Haragal.
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa looga mahadceliyay xarigg jarka xafiiskaas,iyadoo ay ka faa’idaysan doonaan shacabka ku nool aaggaas.