DHEGEYSO:Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Islii

0
125

Guddoomiye ku xigeenka amniga u qaabilsan Xaafadda Islii Mohamed Cadow ayaa ka warbixiyay kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay xaafadda Section 3 ee Islii ismaamulka Nairobi.
Kulankan ayaa diiradda lagu saarayay sidii looga hortagi lahaa falal dambiyeedyada ku soo badanaya xaafadda Islii.
Kooxaha burcadda ah iyo waalidiintooda ayaa digniin adag loo diray,iyadoo ay socdaan hawlgal lagu beegsanayo kooxaha tuugada ah.