DHEGEYSO:Wasiir Ducaale oo sheegay inay wax ka jiraan arrimaha laga sheegaayo hoggaamiyeyaasha Waqooyi Bari

0
510

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in arrimaha lagu eedeeyay hoggaamiyeyaasha gobolka Waqooyi Bari ee dalka ay wax ka jiraan.
In kastoo uu dhaliilay ninka arrimahaas soo jeediyay oo ah ku xigeenkii hore ee madaxweynaha wasiir Ducaale ayaa sheegay in arrimaha musuqmaasuqa ay wax ka jiraan.