DHEGEYSO:Siyaasiyiin ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacday ismaamulka Narok

0
403

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka ayaa ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacday degmada Angata Barakoi ee ismaamulka Narok.
Baarsaabka ismaamulka Trans Nzoia ayaa walaac ka muujiyay rasaasta tooska ah oo ay adeegsanayaan Ciidamada Booliska.
Dowladda ayaana laga dalbaday in ay magdhaw siiso qoysaska dadkii lagu dilay Angata Barakoi.