Sheekh Xasan Cabdullahi Camey oo ka mid ah culimada magalada Gaarisa ayaa shacabka ogu baqay inay nabad galiyada ka shaqeyaan isla markaana ay iska qabtaan dadka burcada ah ee bulshada dhaca iyo dhibatooyinka ay dilka ka mid yihiin ogu gestay qaybo ka mid ah xaafadaha magalada.
Sheekha oo ka hadlay xaflad diini ah oo lagu qabtay xaafadda burburiska ee magalada Gaarisa ayaa shacabka ku booriyey inay iska qabtaa cidkasta oo halis ku ah ammaanka iyo nabad galiyada magalada dowladana lashaqeyaan.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo shacabka Gaarisa ugu baaqay in nabadgelyada la ilaaliyo




