DHEGEYSO:Madaxii hore ee cadaalada dalka oo ka hadlay wadahadalada qaran oo uu ku baaqey Raila Odinga

0
473

Madaxii hore ee cadaalada dalka David Maraga ayaa meesha ka saaray in hogaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga uu wado wada hadal qaran, isagoo sheegay in aysan xal u heli doonin arrimaha Kenya ee hadda taagan.
Waxa uu sidoo kale uga digay Madaxweyne William Ruto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ay dacwad ku qaadi karto taasi oo loo cuskanayo cadeymo sida uu hadalka u dhigay.