DHEGEYSO:Kalkaaliyayaasha Isbitaalka Qaranka ee Kenyatta oo shaqo bilaabay

0
103

Kalkaaliyayaasha Isbitaalka Qaranka ee Kenyatta ayaa shaqo joojin sameeyay maanta iyagoona mudaaharaad dhigay.
Kalkaaliyayaasha ayaa ka cabanaya arrimo kala duwan oo shaqada ah.
Waxay doonayaan in dowladdu ay hirgeliso heshiiska ku laabashada shaqada.
Kalkaaliyayaasha ayaa ka cabanaya mushaharka iyo xaaladaha shaqo ee liita.