DHEGEYSO:Hoggaamiyaha xisbiga ODM oo ka hadlay hoogaamiyaasha ka soo horjeeda xisbiga

0
375

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Oburu Oginga ayaa xaqiijiyay in xisbigu uusan eryi doonin hoggaamiyeyaasha xisbiga ee u muuqda inay ka soo horjeedaan go’aannada xisbiga. Isagoo ka hadlayay degmada Kisii, Oburu wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay inuu wadahadal la yeesho xisbiga Uda si uu u sameeyo isbahaysi doorashada 2027.

Guddoomiyaha Siaya James Orengo ayaa hoggaaminayay koox ka tirsan hoggaamiyeyaasha mucaaradka ODM oo ku sugan Kawangware halkaas oo ay ku cadaadiyeen in shirweynaha NDC la qabto.