Wararka Kenya DHEGEYSO:Hal qof oo koronto ay ku dishay magaalada Dhilmaanyaaleey By star - March 31, 2026 0 213 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Tiirarka korontada oo soo dhumay ayaa waxaa ay magaalada Dhilmaanyaaleey ku dhileen hal nin iyo xoolo uu lahaa. Wariyaheena Cabdirahmaan Mucaawiya ayaa arrintan ka waraystay mid ka mid ah mas’uuliyiinta deegaanka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/03/Mucaawiye.mp3