DHEGEYSO:Digniin loo diray barasaabyada dalka

0
118

Hoggaamiyaha aqlabiyadda ee aqalka senetka ahna senetarka Kericho Aron Cheruiyot ayaa sheegay in guddoomiyeyaashu ay haystaan muddo 30 maalmood si ay u hor yimaadaan guddiga la xisaabtanka ee aqalka Senetka.
Cheruiyot ayaa yiri Guddoomiyeyaasha iska indha tira baaqyada Aqalka Sare waa inay is casilaan
Guddoomiyayaasha ayaa wacad ku maray inaysan hor imaan guddiga CPAC iyagoo ku eedeynayay falal wax isdaba marin ah.