Wararka Kenya DHEGEYSO:Culimada garissa oo iclaamiyay Alle Bari Roob doon By star - October 25, 2025 0 473 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Culimada Magaalada Garissa ayaa iclaamiyay in berri oo axad ah la isugu soo baxo alle bari roob doon ah garoonka lagu tukado ciida. Culimada ayaana baaq u diray Muslimiinta ismaamulka Garissa. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/10/Culimada-Garissa.mp3