Wararka Kenya DHEGEYSO:Bulshada gobolka waqooyi bari oo ay abaarta saamaysay By star - January 31, 2026 0 357 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guud ahaan dadka ku nool gobolka Waqoyi Bari ayaa waxa saameyn adag ku yeelatay abaarta . Dola colow waa gudomiyaha ururka horumarinta dumarka ee ismamulka Garissa waxayna ku baaqday in gar gaar loo fidiyo dadka ay abaarta saameysay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/01/WhatsApp-Audio-2026-01-31-at-12.58.02-online-audio-converter.com_.mp3