Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo baaq u diray shacabka Garissa By star - April 23, 2026 0 59 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xildhibaanka laga soo doortay Garissa Township, Major Dekow, ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Garissa inay isdejiyaan oo aanay kicin qalalaase. Wuxuu sheegay in dowladdu ku talo jirto inay soo qabato askarigii dilay wiilka taksiilaha. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/04/Major-Dekow.mp3