DHAGEYSO:Madaxweyne Ruto oo berri ku wajahan Muranga

0
52

Saraakiisha maamulka Muranga ayaa sheegay in wax walba ay diyaar u yihiin inay sugaan amniga inta lagu guda jiro booqashada Madaxweynaha dalka William Ruto.
Madaxweyne Ruto ayaa labo maalmood ku sugnaan doona ismaamulka Muranga isagoona halkaas ka fulin doona mashaariic hormarineed.