DHAGEYSO:Xeryaha qaxootiga oo laga hirgeliyay hay’ado bulsho oo ka shaqeeya arrimaha haweenka

0
263

Hay’adaha samafalka ee ka howlgala xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa ka shaqeeya ka hortagga shaqaaqooyinka jinsiyadeed waxayna dumarka xeryaha Dadaab siiyaan taageero dhaqaale, tababarro iyo la talin.
Waxaa dhawaan xeryaha laga hirgaliyay hay’ado ay leeyihiin dadka qaxootiga ku nool oo ka shaqeeya arrimaha haweenka kuwaasoo ay taageerto hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR.
Mid ka mid ah agaasimayaasha hay’adahan ayaa waxqabadkooda uga warrantay Maxamad Baaruud Xuseen.