DHAGEYSO:Waraabe sababay inay isku dhacaan arday iyo ciidamada booliiska

0
883

Ardayda jaamacadda Multimedia ee magaalada Nairobi ayaa dhigay dibadbax taas oo keentay inay isku dhacaan iyaga iyo ciidamada booliiska.
Waxay ardayda ka caroodeen weerar uu Waraabe ku qaaday mid ka mid ah asxaabtooda oo uu dhaawac halis ah u gaystay.
Waraabaha ayaa ardayga dhaawac halis ah ka gaarsiiyay isha bidix.
Qof kale oo dadaal ku bixinayay inuu Waraabaha ka badbaadiyo ardaygaasi ayaa isna dhaawac soo gaaray.