DHAGEYSO:Waalidiin ka walacsan dib u furka dugsiyada

0
218

Iyadoo uu qorshuhu yahay in dugsiyada dalka berri dib loo furo ayaa waxaa walaac muujinaya qaar ka mid ah waalidiinta ismaamullada Busia, Narok iyo Nairobi ee ku nool xaafadaha ay sida wayn u saameeyeen daadadka.
Waxay sheegayaan in ay ka cabsi qabaan in carruurtooda ay ku nafwaayaan biyaha daadadka ee weli jira.
Salome Njoki oo ka mid ah barakacayaasha xaafadda Huruma ee Nairobi iyo shakhsiyaadka kale ee walaacan qaba ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.