Wararka Kenya DHAGEYSO:Sheekh Xasan Cabdullahi Camey oo tacsi u diray qoyska uu ka baxay wilkii lagu dilay magaalada Gaarisa By star - April 22, 2026 0 84 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Sheekh Xasan Cabdullahi Camey oo ah guddoomiyaha dallada Namlef ee dowlad deegaanka Gaarisa ayaa tacsi u diray qoyska iyo ehellada uu ka baxay wilkii lagu dilay aaga Modika ee magaalada Gaarisa. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/04/Sheekh-Xasan-Camey.mp3