DHAGEYSO:Shacabka oo ka hadlay waxyaabaha ay rajeynayaan inuu maanta madaxweynaha ku soo qaato khudbadiisa

0
370

Qaar ka mid ah kenyaanka ayaa sheegay in ay rajeynayaan in madaxweynaha dalka William Ruto uu maanta khudbadiisa uga hadlo muhiimadda caymiska caafimaadka ee SHA iyo la tacaalidda xaaladaha adag ee nololeed ee ay dadweynaha wajahayaan.

Hal-ku dhigga xuska maalinta qaran ee Jamhuri Day ee sanadkan oo maanta loo dabbaal degaya ayaa ah in shacabka loo sameeyo shaqo abuur maxalli ah, online-ka iyo sidoo kale qurbaha.