DHAGEYSO:Saameynta abaarta oo laga dareemayo deegaanada Garissa

0
358

Abaarta ku dhufatay qeybo badan oo ka mid ah ismaamulka Gaarissa ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay dadka iyo duunyada deegaanadaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray Dadaab.