Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila oo sheegay inuu Mudavadi shaqaaleysiin doono haddii la doorto

DHAGEYSO:Raila oo sheegay inuu Mudavadi shaqaaleysiin doono haddii la doorto

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya , Raila Odinga ayaa ballanqaaday in hadii uu hoggaanka wadanka qabto uu maamulkiisa ku soo dari doono madaxa xisbiga ANC Musalia Mudavadi.
Arrintan ayuu sheegay xilli uu olole siyaasadeed ku qabtay ismaamulka Vihiga ee galbeedka dalka oo uu Mudavadi ka soo jeedo.
Waxaa uu Odinga sheegay in kastoo uu Mudavadi hadda taageerayo William Ruto, haddii uu ku guulaysto doorashada 9-ka bishan uu fursad shaqo ka siin doono maamulkiisa.

Raila Odinga iyo Musalia Mudavadi ayaa muddo saaxiibbo ku ahaa siyaasadda ka hor inta aynan ku kala tagin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments