Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya David Waihiga Mwaure:Waa in Raila iyo Ruto ay soo afjaraan hadallada abuuri...

David Waihiga Mwaure:Waa in Raila iyo Ruto ay soo afjaraan hadallada abuuri karo kicin dadweyne ee ay is-dhaafsanayaan

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Agano David Waihiga Mwaure ayaa hoggaamiyaasha isbeheysiyada Azimio La Umoja-One Kenya iyo Kenya Kwanza ugu baaqay inay soo afjaraan hadallada abuuri karo kicin dadweyne ee ay is-dhaafsanayaan.
Waxaa uu guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha wadanka ee IEBC ka codsaday in marnaba uunan oggolaan in garab siyaasadeed uu faragelin ku sameeyo ama waxqabadkiisa saameeyn ku yeesho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments