Waxaa xarunta agoonta ee magaalada Dadaab lagu qabtay munaasabad afurin ah oo ay ka qeyb galeen culimada Dadaab halkaasi oo ay culimaaudiinka ka soo saareen baaq ku aaddan culeysyo iyo dhaqaale la’aan soo foodsartay xarunta agoonta oo lagu daryeelo in ka badan 200 oo carruur agoon ah.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.
Haddaba cidii ay u suurtagalaysa in ay wax taarato agoonta Dadaab waxay kala xiriiri kartaa maamulaha xaruntaasi Sheekh Cabdibaasid Sheekh Cali oo uu nambarkiisu yahay 0722914331