DHAGEYSO:Madaxweyne Ruto: “Qofka aan diin lahayn waxba kama duwana xayawaanka”

0
165

Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa sheegay in qofka aan lahayn diin uusan wax badan kaga duwanayn xayawaanka, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay diintu u leedahay hanuunka, akhlaaqda iyo wada noolaanshaha bulshada.
Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in diintu door weyn ka qaadato hagidda nolosha dadka iyo xoojinta qiyamka bulshada, isagoo ku boorriyay shacabka inay ilaashadaan diintooda iyo anshaxa wanaagsan.