Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxda Soomaaliya oo loogu baaqay inaysan hilmaaminn dhallinyarada ku nool qaxootiga Dadaab

DHAGEYSO:Madaxda Soomaaliya oo loogu baaqay inaysan hilmaaminn dhallinyarada ku nool qaxootiga Dadaab

Aadan Ismaaciil Sanweyne oo ka mid ah hoggaanka dhallinyarada ee xerada qaxootiga ee Xagardheer ayaa madaxda cusub ee Soomaaliya ugu baaqay inaysan hilmaamin dhallinyarada ku nool xeryaha qaxootiga Kenya, islamarkaana laga qayb galiyo deeqaha wax barasho iyo fursadaha kale ee la siiyo dhallinyarada joogta wadanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments