Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa dowladda talada waddanka haysa ku dhaliilay hoggaan xumo .
Waxaa uu sheegay in aan la tixgelin xeerarka iyo xuquuqda dastuuriga ah.
Kalonzo ayaa xilli uu ku sugnaa deegaanka Gatundu ee ismaamulka Kiambu soo hadal qaaday kulankii dhawaan dhex maray madaxweyne William Ruto iyo hoggaamiyihii hore ee qaranka Uhuru Kenyatta.