DHAGEYSO:In ka badan 50 qoys oo laga daadgureeyay Nakuru

0
408

Ugu yaraan 50 qoys ayaa laga daadgureeyay guriyihii ay degganaayeen ee xaafadda Kamptembwa ee duleedka magaalada Nakuru.
Tani ayaa timid ka dib markii dillaac lagu arkay dhismooyinkaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in shacabka xaafadaasi ay muujiyeen cabsi ah inuu sidoo kale saameeyo dhul go’.
Qaar ka mid ah qoysaskan oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sidatan u muujiyay.