DHAGEYSO:Fred Matiang’i oo Diiday Iskaashi uu la Sameeyo Hoggaanka Dowladda

0
172

Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Jubilee, Fred Matiang’i, ayaa sheegay inuusan diyaar u ahayn inuu la shaqeeyo hoggaamiyeyaasha dowladda.
Matiang’i ayaa sheegay inuu go’aannadiisa ku salayn doono waxa shacabka iyo dadka deegaanka ay u sheegaan, isagoo xusay inuu dhegaysan doono aragtida dadka uu la kulmo.