DHAGEYSO:Dumar habeenkii ku ganacsado hareeraha waddooyinka Mandera oo baaq u diray dowladda ismaamulka

0
273

Haweenka danyarta ah ee habeenkii ku ganacsado hareeraha waddooyinka Mandera ayaa madaxda ay soo doorteen ka codsaday in ay xaaladahooda ka war hayaan oo ay u fidiyaan taageero ganacsi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.