Barasaabka ismaamulka Tana river Dhadho Godhana ayaa ka codsaday dowlada dhexe in ay xal ka gaarto muranka dhanka xuduudda ah ee u dhexeya beelo wada degga dowlad deegaankiisa iyo ismaamulka Garissa ee deris la ah.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dowladda dhexe oo laga codsaday in ay xalliso muran dhanka xuduudaha ee...