DHAGEYSO:Dibadbax ka dhacay Bori oo looga cabanayo biyo la’aan, koronto yari iyo adeegyo caafimaad oo liita

0
82

Dadka ku nool Bori Ismaamulka Marsabit ayaa ka dibadbaxay biyo nadiif ah, koronto, iyo adeegyada caafimaadka oo aan laga helin deeganka.