DHAGEYSO:Dadaab:Haween nolosha qoysaskooda ku maareeya xirfadda cillaan saarka

0
306

Qaar ka mid ah haweenka wax bartay iyo kuwa aan wax baran ee xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxay nolosha qoysaskooda ku maareeyaan xirfadda cillaan saarka ama qurxinta dumarka .
Maxamad Baaruud Xuseen oo warbixintan noo soo diray ayay uga warrameen howlaha ay qabtaan , waxa ay dhaqaale ahaan uga dhigan tahay iyo caqabadaha shaqo ee ay la kulmaan.