Booliska xaafadda Kayole ee Nairobi ayaa baaraya xaaladaha ku xeeran geerida gabar 19 jir ahayd oo lagu magacaabi jiray , Bellacah Wambui Kamau, taas oo la sheegay inay ka soo dhacday dabaq sare oo ku yaalla xaafadda Kayole Kamatuto maalintii Sabtida.
Qoyskeeda ayaa dalbnaya cadaalad.




