DHAGEYSO:Booliiska oo baadigoobaya baadari baxsad ah oo gabadh yar faraxumeeyay

0
290

Booliiska ismaamulka Kisii ayaa billaabay baadigoobka baadari maalinkii saddexaad baxsad ah ka dib markii lagu eedeyay inuu faraxumeeyay gabadh 10 sano jir ah oo dhigata fasalka afaraad ee dugsiga hoose dhexe.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in baadariga uu gabadha yar siiyay 5 shilin si aynan u sheegin.
Qoyska gabadha yar ayaa ku baaqay in cadaalad helaan islamarkaana baadariga gacanta lagu soo dhigo.