Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

Talaalka cudurka COVID-19 oo la gaarsiiyay DRC

Waxaa gelinkii dambe ee shalay Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC la gaarsiiyay in ka badan 1.7 milyan oo kuuro oo ah tallaalka cudurka Covid-19...

Dowladda Soomaaliya oo xayiraado hor leh soo rogtay

Xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya ayaa soo saartay amarro la xariira cudurka Coronavirus, waxaana hakad la geliyey muddo laba toddobaad ah goobaha waxbarashada dalka, sida...

Duqaymaha maamulkii Trump ka fuliyay Soomaaliya oo la shaaciyay

Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku qaaday...

DHAGEYSO:Abwaan Sandheere oo Muqdisho ku geeriyooday

Waxaa saakay Magaalada Muqudisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ku geeriyooday Abwaan C/kariim shire Sandheere oo ka mid ahaa Hobaladii Qaranka Soomaaliyeed ee Waabari.Qaar ka...

Beesha caalamka oo ka hadashay heshiiskii dhexmaray ra’iisul wasaaraha iyo midowga musharaxiinta

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay wada-hadallada Muqdisho ku dhex-maray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya & Midowga Musharixiinta.War-Saxaafadeedka kasoo baxay Beesha Caalamka...

Madaxweyne Deni oo amray in gacanta lagu soo dhigo dadkii wariyaha ku dilay Gaalkacyo

Ka dib markii xalay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa dadka sida weyn...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shir isugu yeeray maamulada iyo gobolka Banaadir

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu markale shir isugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada iyo gobolka Banaadir, shirkaas oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka.War-Saxaafadeed...

SAWIRO:Shir haatan u socda ra’iisul wasaare Rooble & midowga mushariixinta

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya gaar huteelka Decale oo ku yaala garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa hadda ka bilowday Shir u dhaxeeya...

DHAGEYSO:Nin waxyaabaha maanka dooriya isticmaalay oo masjid Muqdisho ku yaala toorey ku weeraray

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in nin waxyaabaha Maanka Dooriya isticmaalay uu weeraray dad Jameeco ah oo ku tukanayay...

DHAGEYSO:Shacab ay deegaanadooda ka barakiciyeen Al-Shabaab oo xaalado adag wajahaya

Ka dib markii dhawaan la soo sheegay in deegaano badan oo ka tirsan gobolka shabeellada Hoose dadkii shacabka ahaa ee daganaa ay barakiciyeen dagaalameyaasha...

Guddiga lagau muransan yahay ee doorashada Soomaaliya oo shir ku baaqay

Guddiga lagu muransan yahay ee hirgalinta doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku baaqay in xal deg deg ah laga gaaro arrimaha dorashooyinka si looga gudbo caqabadaha...

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ku baaqday in dalkaasi xayiraad lagu soo rogo

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa walaac xoogan ka muujisay kiisaska Cuudrka safmareenka ah ee Coronavirus oo dalka kusii kordhaya, dad...
- Advertisment -

Most Read