Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Maraykanka oo cambaareeyay weerar lagu dilay ciidamada Turkiga

Dowladda Maraykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerar shalay lagu dilay saddex ka mid ah ciidamada militariga ee dalka Turkiga iyo 13 qof oo...

Dowladda Turkiga oo sheegtay inay heshay meydadka 13 qof oo lagu dilay Ciraaq

Ciidamada dowladda Turkiga ee fulinaya howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq ayaa sheegay inay heleen meydadka 13 qof oo ay kooxdan...

Ugu yaraan 70 qof oo ku dhaawacmay dhul-gariir saameeyay Japan

Wararka naga soo gaaraya dalka Japan gaar ahaan xeebta Fukushima ayaa sheegaya in halkaas uu ku dhuftay dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.3.Sida laga soo xigtay...

Dibadbaxyo maalinkii 9-aad ka socdo Myanmar

Tobonaan kun oo ka mid ah shacabka dalka Myanmar ayaa maalinkii sagalaad dhigaya mudaharaadyo ay kaga soo horjeedaan afgembigii dhacay.1-dii bishan ayay ahayd markii...

Faransiiska oo laga xaqiijiyay in ka badan 20,000 oo ah xaaladaha cusub ee corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Faransiiska ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaangelisay xaalado cusub oo ah kuwa cudurka COVID-19 oo gaaraya...

In ka badan 60 qof oo ku dhaawacmay shil ka dhacay Afghanistan

Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhaawacmeen ka dib markii baabuur dhowr ah oo shidaal siday ay ku gubteen wadanka Afghanistaan.Dhacdadan...

Oxford oo qiimeyneyso waxtarka tallaalka Covid19 ee carrurta

Jaamacadda Oxford oo ku taala dalka Britain ayaa markii ugu horreysay qiimeyn ku sameyneysa waxtarka uu tallaalka cudurka covid-19 u leeyahay carruurta taas oo...

Garyaqaan u dhashay Ingriiska oo loo magacaabay madaxa dambiyada caalamiga ah

Garyaqaanka u dhashay dalka Ingiriiska Karim Khan ayaa loo doortay dacwad oogaha guud ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada, isagoo beddelaya Fatou Bensouda oo...

Qaramada midoobay oo ku baaqday in cunaqabateyn la saaro Myanmar

Sarkaalka jimciyadda qurumaha ka dhexeysa u qaabilsan baaritaannada lagu sameeyo xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul aadanaha Thomas Andrews ayaa soo jeediyay in cunaqabateyn lagu...

Denmark oo lagu xiray 13 qof

Ciidamada booliska ee dalka Denmark ayaa xabsiga dhigay 13 eedeysanayaal ah.Dadkan ayaa looga shakiyay in ay qorsheynayeen weerar ay ka fuliyaan gudaha wadankaas ama...

5 ka mid ah ciidamada Afghanistan oo weerar lagu dilay

Weerar ka dhacay duleedka caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul ayaa lagu dilay 5 ka mid ah ciidamada ammaanka ee wadankaas.Waxaa falkan gaystay rag hubeysan...

Maraykanka oo sheegaya in Tanzania ay ku kordheen kiisaska COVID-19

Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa sheegtay in ay sare u kaceen xaaladaha cudurka COVID-19 ee dalka Tanzania.Waxay intaa ku dartay in...
- Advertisment -

Most Read