Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Netanyahu oo eedeyn uu jeediyaay Iiraan

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa dowladda Iiraan ku eedeeyay qarax maalinkii khamiista ee isbuucii hore lala eegtay markab ay Israa’iil leedahay oo marayay...

Muhaajiriin laga soo badbaadiyay badda Libya

Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan howlaha samata bixinta ka dib markii doon siday muhaajiriin ay ku degtay xeebaha dalka Libya.Ku dhowaaddhawaad 100...

DHAGEYSO:Warbixin gaar ah: Isbeddelkii Itoobiya oo fududeeyay xuriyadda ka hadalka arrimaha siyaasadda

Siyaad Bashuuc Saney ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Jigjiga

In ka badan 15 qof oo ay doon kula degtay Libya

Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii doon ay saarnayeen ay ku qalibmatay xeebta dhanka dalka Libya.Waa dhacdadii...

Dagaalka u dhexeya xuutiyiinta Yemen iyo dowladda oo sii xoogaystay

Waxaa sare u sii kacay iskudhacyada u dhexeya kooxda Xuutiyiinta iyo saraakiisha ammaanka ee dowladda Yemen.Wararka ayaa tilmaamaya in ilaa 500 oo qoys lagu...

In ka badan 5 qof oo ku dhintay dibadbaxyada Myanmar

Wararka naga soo gaaraya dalka Myanmar ayaa sheegaya in la dilay ugu yaraan 5 qof ka dib markii ciidamada booliska ay rasaas ku fureen...

Maraykanka oo baaq u diray Midowga Afrika

Xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Midowga Afrika iyo saaxiibada kale ee caalamka ugu baaqay in ay gacan ka gaystaan xal...

Arday lagu afduubtay gobol ku yaala dalka Nigeria iyadoo qaar la soo daayay

Guddoomiyaha magaalada Maiduguri ee dalka Nigeria ayaa sheegay in dabley hubeysan oo ku sugan dalkaasi ay sii daayeen 42 qof, oo ay ku jiraan...

Ingiriiska oo xayiraado dheeraad ah saaray militariga Myanmar

Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn dheeraad oo ka dhan ah taliyaasha militari ee wadanka Myanmar.Waxay UK sheegtay in shirkadaha ku yaalla dalkeeda aynan...

Biden oo laalay xayiraadihii Trump ee kaarka Green card-ka loo yaqaano

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa wareegto uu soo saaray ku laalay xayiraadii ku aadaneyd kaarka green card-ka ee uu soo rogay madaxweynihii isaga...

India iyo Pakistan oo xabad joojin ku heshiiyay

Milatariga dowladaha Pakistan iyo India ayaa ku heshiiyay xabad joojin dhab ah oo ka dhaqan gasha gobolka lagu muransan yahay ee Kashmiir.Labada dhinac ayaa...

In ka badan 16 qof oo ku dhintay weerar ka dhacay Nigeria

Weerar ay kooxda Boko Haram ka geysatay waqooyiga dalka Nigeria ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 16 qof oo ay ku jiraan carruur kubad...
- Advertisment -

Most Read