2 qof oo looga shakisan yahay inay ka ganacsanayeen maandooriyaha iyo kow iyo toban dhallinyaro ah ayaa lagu qabtay magaalada Mtwapa ee ismaamulka Kilifi, hawlgal uu hoggaaminayey taliyaha booliska gobolka xeebta Cali Nuur.
Booliiska ayaa digniin adag u direy Kooxaha burcadda ah.