Sheikh xassan Cabdullahi Cameey oo ka mid ah culimada dowlad deegaanka Garissa ahna guddomiyaha daladda Namlef ayaa madaxda iyo bulshada kale ugu baaqey in ay ka hortagaan dhalinyarada mukhaadaraadka ku faafinaya Magaalada Garissa iyo dhaqamada xun.
Waxaa uu sido kale Sheikh Xassan Cameey ka hadlay arrimaha korontada isagoona dhaliilay shirkadda korontada ee Kenya Power.
Waxaa uu sido kale ka hadlay dumarka raaca mootooyiinka isagoona digniin u direy.