DHEGEYSO:Eedeysanayaashii ku lug lahaa dilkii Gacala Aadan oo maxkamadda la soo taagay

0
557

Waxaa maanta maxkamadda magaalada Wajeer la soo taagay tuhmanayaashii ku lug lahaa dilka gabartii lagu dilay degmada Wara ee ismaamulka Wajeer.
Garsooraha maxkamadda sharciga ee Wajeer ayaa go’aan ay soo sartay ku siisay laamaha ammaanka muddo 14 cisho ah si ay eedeeysanayaasha xabsiga ugu sii hayaan intii laga soo gabagabeynaayo baaritaanada.
Qaar ka mid ah dadka u olaleeyo xuquuqul aadanaha iyo shacabka Wajeer oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sida tan u muujiyay.