Saddex qof oo falastiiniyiin ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday bartamaha Qaza

0
333

Saddex qof oo beeraley ah ayaa lagu dilay meel u dhow bartamaha magaalada Deir el-Balah ee Gaza.
Xarunta Warfaafinta ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in ciidamada Israel ay bartilmaansadeen koox muwaadiniin ah oo ku sugnaa bariga tuulada al-Musaddar ee bartamaha Gaza, halkaas oo ay ku dileen saddex ka mid ah.
Sido kale laba qof ayaa maanta lagu dilay duqeymo ay israa’il ka fulisey magaalada Jabalia.