Wararka Kenya DHEGEYSO: Dadka ku nool Galbeedka Samburu oo amni darro ka cabanaya By star - March 24, 2025 0 528 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dadka ku nool deegaanka Loborngare ee galbeedka Samburu ayaa dhigay dibad bax ay kaga cabanayaan kiisaska amni darro ee sii kordhaya maalmihii la soo dhaafay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/03/Samburu.wav